Qaxootiga Kanada
Sidee looga dalban karaa sharci qaxootinimo gudaha Kanada?
Kanada ma bixisaa ilaalin qaxooti? Kanada waxay siisaa magangalyo qaxoonti shaqsiyaad gaar ah kuwaas oo khatar geli kara haddi ay ku noqdaan dalkooda hooyo ama wadankii ay caadiyan ku nool yihiin. Khataraha qaar waxa ka mid ah khatarta ciqaabta naxariis darada ah iyo daawaynta aan caadiga ahayn, khatarta jirdilka, ama halista Akhri wax dheeraad ah…